{"product_id":"ebyan-waqti-iyo-waayaha-jacayl-somali-language-edition-somali-edition","title":"Ebyan, Waqti iyo Waayaha Jacayl - SOMALI Language Edition (Somali Edition)","description":"Waa sheekadii jacayllo miyi iyo magaaliyo, mahuraan dhulkeenniyo, ilaa iyo Maraykan la lagdamayay waqtiga iyo waayaha aduunka.\nQalbigii jab, uu qoomay waqtigoow, qaabkee laguu daweeyaa? Waa buug hoga tusaalaynaya dhayida qalbiga, hanashada himilada, iyo ka kabashada waqtiga iyo waayaha cakiran.\nQalbiyahow i dhegayso,\nQofka aanad xumaynin,\nQalbigaagana siisay,\nNolol aad la qorshaysay,\nIdinkoo aanan qawl iyo,\nWax qilaafa isdhaafsan,\nQaxankaan ku gubaayiyo,\nKuu quudhay dhibaato,\nWarqad aad u qortaa iyo,\nQawl calaacali toona,\nMarna kuuma qabtaane,\nWacadkiinni haduu qubay,\nQaadirkaa talasaaroo,\nQosolkiisa qurxoon iyo,\nQawlkiisa qaboow iyo,\nAraggiisa ka quusoo,\nQub xusuusaha kaydkaa,\nHa qaateen daadadkii iyo,\nDuurjoogta qadhaabsane.\u003cbr\u003eASIN: B0BYQJBCP3\u003cbr\u003eVSKU: BVV.B0BYQJBCP3.VG\u003cbr\u003eCondition: Very Good\u003cbr\u003eAuthor\/Artist:Fadumo Yusuf\u003cbr\u003eBinding: Paperback\u003cbr\u003e\u003cb\u003eNote:\u003c\/b\u003e Any images shown are stock photographs and product may differ from what is shown.  \u003cbr\u003e\u003cb\u003eCondition Notes\u003c\/b\u003e: Book has little sign of wear or use  \u003cbr\u003e","brand":"Blue Vase Books","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":43331259138109,"sku":"BVV.B0BYQJBCP3.VG","price":74.4,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0589\/4225\/9261\/files\/B0BYQJBCP3-0.jpg?v=1783542805","url":"https:\/\/www.bluevasebooks.com\/products\/ebyan-waqti-iyo-waayaha-jacayl-somali-language-edition-somali-edition","provider":"Blue Vase Books","version":"1.0","type":"link"}