{"product_id":"qaamuuska-af-soomaaliga-iyo-naxwaha-af-soomaaliga-oo-kooban-somali-edition","title":"Qaamuuska Af Soomaaliga: iyo Naxwaha Af Soomaaliga oo Kooban (Somali Edition)","description":"Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa'idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah.\n.\u003cbr\u003eASIN: 1912411016\u003cbr\u003eVSKU: BVV.1912411016.G\u003cbr\u003eCondition: Good\u003cbr\u003eAuthor\/Artist:Mansuur, Cabdalla Cumar|Puglielli, Annarita\u003cbr\u003eBinding: Paperback\u003cbr\u003e\u003cb\u003eNote:\u003c\/b\u003e Any images shown are stock photographs and product may differ from what is shown.  \u003cbr\u003e\u003cb\u003eCondition Notes\u003c\/b\u003e: The item shows wear from consistent use, but it remains in good condition and works perfectly. All pages and cover are intact  including the dust cover, if applicable . Spine may show signs of wear. Pages may include limited notes and highlighting. May NOT include discs, access code or other supplemental materials.  \u003cbr\u003e","brand":"Blue Vase Books","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":43410974244925,"sku":"BVV.1912411016.G","price":74.4,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"url":"https:\/\/www.bluevasebooks.com\/products\/qaamuuska-af-soomaaliga-iyo-naxwaha-af-soomaaliga-oo-kooban-somali-edition","provider":"Blue Vase Books","version":"1.0","type":"link"}